Abiy Ahmed oo go’aan adag ka qaatay dirirta ka dhex aloosan Soomaalida iyo Oromada

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ku qaban doono xaaladaha amni darro ee ka taagan qaybo ka mid ah dalkaasi. Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa lagu sheegay in marxaladdan ay ku hayso walaac xooggan, isagoo balan qaaday inuu samayn doono dib u habayn xagga ammaanka … Continue reading Abiy Ahmed oo go’aan adag ka qaatay dirirta ka dhex aloosan Soomaalida iyo Oromada